Ruushka oo Hawada sare ku xiray Youtuber Caan ah iyo Sababta loo xiray oo la shaaciyay

Dowladda Ruushka ayaa xarun hawada sare kutaala uu maamulo ku xiray nin Youtuber caan ah oo u dhashay dalka Britian , xaruntan lagu xiray Youtuberka ayaa  ku taal dalka Kazakhstan. Madaxa wakaaladda hawada sare ee Dalka Ruushka Dmitry Rogozin , ayaa sheegay in Youtuberka u dhashay Britain oo lagu magacaabo Benjamin Rich lagu qabtay xarun … Continue reading Ruushka oo Hawada sare ku xiray Youtuber Caan ah iyo Sababta loo xiray oo la shaaciyay